Puntland oo ku hanjabtay in talaabo ka qaadeyso Tv-ga Universal iyo Sababta keentay

Maamulka Puntland ayaa si weyn uga carooday barnaamij xalay laga sii daayay telefishinka Universal xaruntiisa magaalada London, barnaamijkan ayaana lagu dhaliilay maamulka Madaxweyne Saciid Deni. Wasiirka Warfaafinta, Hidaha iyo Dhaqanka maamulka  Puntland, Cali Xassan Axmed Sabareey oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Garawe ayaa si kulul uga hadlay barnaamijka lagu dhaliilay Madaxweyne Deni ee ka baxay … Continue reading Puntland oo ku hanjabtay in talaabo ka qaadeyso Tv-ga Universal iyo Sababta keentay